Ciidamada Danab oo Dilay Sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo ilaalo badan uu watay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo garab ka helaya kuwa nabad sugida Jubbaland ayaa  deegaanka Turdho iyo deegaanada ku xeeran wabiga jinkiisa ee gobolka Jubbada hoose ka fuliyay howlgal qorsheesan. Howlgalka ay sameeyeen ciidamada Danab iyo kuwa nabad sugida Jubbaland ayaa la sheegay in lagu dilay 13-xubnood oo katirsanaa Al Shabaab , kuwaa oo ku … Continue reading Ciidamada Danab oo Dilay Sargaal katirsanaa Al Shabaab iyo ilaalo badan uu watay